Fagaaraha Midnimada Qaranka (Ex-Baarlamaan) oo xariga laga jaray (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray fagaaraha midnimada qaranka  oo laga hir geliyay xaruntii hore ee Baarlamaanka oo ah xaruntii midnimada Koonfur iyo Waqooyi. Mahdi Guuleed oo guul taariikhi ah ku tilmaamay xarig jarka ayaa caddeeyay in fagaarahan oo astaan u ah midnimada Waqooyi iyo Koonfur … Continue reading Fagaaraha Midnimada Qaranka (Ex-Baarlamaan) oo xariga laga jaray (Daawo Sawirada)